Siyaasiyiin Mucaaradsan Madaxweyne Deni oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Nairobi

Maxamuud Shiddo oo ka mid ah kooxdii Aaranjaan ee dhowaan ay kala furteen Madaxweyne Deni iyo Jen. Asad Cusmaan Diyano oo ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradsan Deni ayaa kulan xasasai ah ku yeeshay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Siyaasiiintan ayaa sidoo kale ka mid ah kuwa sida weyn uga soo horjeeda inuu mudda kororsi … Continue reading Siyaasiyiin Mucaaradsan Madaxweyne Deni oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Nairobi